Sidee ku dhacday 16-askari oo kasoo lugeysay Kismaayo in ay tagaan Baraawe ? !!

Taliyaha ciidanka milatariga Soomaaliya Janaraal Odowaa Yuusuf Raage oo maanta su’aalo uga jawaabay Xildhibaanada aqalka hoose ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka dhawaajiyay hadal dad badan layaab ku noqday. Generaal Odawaa oo wax laga weediiyay awooda xiligan ee Al Shabaab ayaa sheegay in aysan jirin  awood badan oo leedahay kooxdaasi, waxa uuna cadeeyay in wax badan … Continue reading Sidee ku dhacday 16-askari oo kasoo lugeysay Kismaayo in ay tagaan Baraawe ? !!